Qeexid

"yacni fk. Waxaa loola jeedaa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yacni oo kali ah:
  • Ciddaanu Shidaalka ka qaadanaana anaga doollarbay wax nagaga qaadataa, waxayna ku saleeyaan sarrifku maalintaa wuxuu marayo, markaa dee haddaanaan anaguna kaa wax yar saarin, yacnii xaggaanu ka bixinaynaa kharashka.
  • Rasuulkuna wuxuu yiri: 'hadda ayuu diib noqday yacni (wanaagsanaaday) qalbigaygu, igana suushay murugtii'.