Qeexid

"Y. ah: miro aan weli bislaan."

Qeexid Xigta

Y. ah: hilib aan bislaan oo weli dhiiggii leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate