Qeexid

"/dh (-mo/-nno, m.dh) Biyo fadhiisin yar oo hoos u dheer, qaranka dushooda ku samaysma."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yadan oo kali ah:
  • Ballan qaadyadani ma ahayn kuwa afka laga leeyahay, mana ahayn kuwa ay qiiro keentay, waxayse ahaayeen kuwa Alle nagu ogaa, uurkana ka soo go'ayay.
  • Sidoo kale, u haajiridda ama degidda waddama shisheeye iyadana waxay dhalisay in dad badan oo Somali ah ay qaatan dhalashooyin, aqoonsiyo, mabaadii iyo caqiidooyin cusub.