Qeexid Xigta

ld yagleel1.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yagleelid oo kali ah:
  • Sida ku cad Axdiga KMG, awoodda iyo shaqada Dowladda KMG (Transitional Government) waa mid ku kooban dhib u heshiisinta iyo hirgelinta howlo saldhig u noqonaya yagleelidda Dowlad rasmi ah oo haysata kalsoonida Shacbiga si ay u hesho aqoonsi caalami ah.
  • Waxaan ku mintidaynaa ambaqaadka iyo yagleelidda hannaan iyo hab cusub oo horseedi kara dawlad Soomaaliyeed oo Federaal ah, kuna dhisan nabad, caddaalad iyo dimuqraadiyad.