Qeexid

"Dhagax, adag, xanaf leh oo middiyaha, toorriyaha iwm lagu afeeyo."

Qeexid Kale

Hadii magac gadaal loogu liifaqo xirfad ayuu muujiyaa.

Qeexid Xigta

Baydari; ugaarsade; laaye; dile; hargaanti.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Dagaalyahan, aqoon yahan iwm”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine