Qeexid
Qof yakoobay ahaansho.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Qof yakoobay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg yakeysan. ld yakeysa naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld yakeysanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Far wax xarako loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ganaax weyn oo la saaro cid jebisey xeer u degsan bulsho dhaqan wadaag leh.
Qeexid Xigta: ld yeeg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Cid ganaax weyn saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Qoryo, wax la madkeeyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Dad, duunyo ama qalab wax kala firirsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax yaab hayo ahaansho (qof). ld yaabban.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]