"(-oobay, -owday; -oobi) Qof xujoobid."
Wadaag:
Ciyaar dhaqameed si gaar ahlooga yaqaan degmada Jilib.
m.l
Ganaax weyn oo la saaro cid jebisey xeer u degsan bulsho dhaqan wadaag leh.
ld yeeg.
eeg yakow.
m.f.dh
Cid ganaax weyn saarid.
f.g2
-keeyay, -kaysay
Wax yaraaday noqosho.
f.mg3
-raaday, -raatay
eeg yakee.