Qeexid
"(-ooyin, m.l) Dabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalalaxo."
"(-ooyin, m.l) Dabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalalaxo."
Wadaag:
Dhaxan yar dareemid cabsi awgeed.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Geed quwaax leh xabag loo isticmaalo wax udginta. ld falaanfalax, falaanfalxo.
m.dh
Wadaag:
Qof yalaalugo dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Qof yalaalugo hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: