Qeexid
"Dhaxan yar dareemid cabsi awgeed."
[-ooday, -ootay]
yalanyalxo oday
yalanyalxo otay
f.mg3"Dhaxan yar dareemid cabsi awgeed."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalalaxo.
m.dh
Wadaag:
Qof yalaalugo dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Qof yalaalugo hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: