Qeexid
"Y. ah: timo aad u jilicsan. ld ya leex (2)."
"Y. ah: timo aad u jilicsan. ld ya leex (2)."
Wadaag:
Q. ah: dhul dhagax badan oo oomane ah.
Nooc ka mid ah dhulmanta waaweyn oo laba qalbac leh.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Dhacaan midab cad ama cawl leh oo nabarrada hurguma ay yeeshaan.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dabayl qabow oo roobku markuu da'o ka dib timaada. ld yalalaxo.
m.dh
Wadaag:
Weel badanaa qori ka sameysan oo biyaha lagu cabbo.
Bocool weyn oo berriga laga helo.
m.l
Wadaag:
Qof yalaalugo dareemid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Dhaxan yar dareemid cabsi awgeed.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Dabayl ka kacda miyiga oo cabsigelisa qofka keligiisa socda.
ld yalax. Timo dad oo aad u jilicsan, sida yixda.
m.l
Wadaag:
Qof yalaalugo hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: