Qeexid
"Qamaan."
"Qamaan."
Wadaag:
Fallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.
m.dh
Wadaag:
Alaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamaamo.
m.dh
Wadaag:
(bot.) Dhul weyn oo wareegsan oo go'ay oo salkiisu fogyahay oo inta badan biyo galaan, sida kan Gaalkacyo ku yaal.
m.l
Wadaag:
Dhagax, adag, xanaf leh oo middiyaha, toorriyaha iwm lagu afeeyo.
Baydari; ugaarsade; laaye; dile; hargaanti.
Hadii magac gadaal loogu liifaqo xirfad ayuu muujiyaa.
m.l
Wadaag:
/dh (-mo/-nno, m.dh) Biyo fadhiisin yar oo hoos u dheer, qaranka dushooda ku samaysma.
m.l
Wadaag:
Y. ah: qof hadal badan.
Askar ku hadli jirtay afka sawaaxiliga oo ingiriisku ka keenay bariga Afrika.
m.l.kh
Wadaag: