Qeexid

"War iwm oo dhabnimadiisa la hubo; xaqiiq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaqiin oo kali ah:
  • “Caado iima aha inaan yaqiinsado wararka la mala-awaalayo.
  • Haddaba su’aasha kale ee meesha taallaa waxay tahay siyaasiyiinta SNM ma yaqiinsan doonaa in halgankii jabhadnimada ku salaysnaa dhamaaday, Soomaliyana maanta dhinac keliya u socoto: midinimo iyo wax-wada-lahaansho.