[-saday, -satay]
yaqiins aday
yaqiins atay
"War iwm dhabnimadiisa hubsasho."
Wadaag:
ld yaqiinsasho.
m.l
War iwm oo dhabnimadiisa la hubo; xaqiiq.
m.dh
eeg yaqiinso. ld yaqiinsi.
m.f.dh
Duuf iska soo saarid.
f.mg3
-saday, -satay
ld heenso.
f.g3
Dhacaan yar, miro iwm ka tuuqsasho.
Qof yaqyaqsi dareemid. ld yaqyaqsoo.