Qeexid

Qof yaqyaqsi dareemid. ld yaqyaqsoo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yaqyaqso oo kali ah:
  • Hadal iyo murti maxaynu ka nidhaahnaa ninka ceeb ama canaan soo socota iska casilay iyo ninka ceeb dhabta u saaran iska baydhin kari waayay ama ka yaqyaqsoon waayay.