Qeexid
"Wax da'diisu yartahay ahaansho."
Qeexid Xigta
Wax tiradoo da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan sho.
"Wax da'diisu yartahay ahaansho."
Wax tiradoo da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan sho.
Wadaag:
Hanti la siiyo qoys ama qof laga guursaday gabar ama haweenay.
m.l
Wadaag:
Ugaarta qaybteeda yaryar sida calakudda, sagaarada iwm.
Cawska jaad ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Qof fal samayntiisa dhimid.
Qof wax weyn ama tiradoodu badantahay wax yar ka dhigid. ld yareysii.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(kiim.) Ogsijiin kasaaridda ama haydarojiin kudaridda loo geysto iskudhis. Guud ahaan, waxa la odhan karaa atam, molikuyuul ama ayoon wuu yaraaday ama yarayn baa ku dhacday marka uu helo elektaroono.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Carruur hooyo wada dhashay midka ugu dhalasho dambeeya; guradambeys.
m.l
Wadaag:
Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Qof fal sa mayntiisa sahlasho.
Qof wax ku weyn wax yar ka dhigasho.
Qof, cid wax liita ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: