Qeexid

"eeg yaree. ld yarays, yaraysiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yarayn oo kali ah:
  • Inkasta oo aanay helin xilli ay talo badsadaan doorashaduna curad ku ahayd, waxa iyana filan waaga keentay curduduub guddidu natiijada ku samaysay, taas oo haddii codbixintii gobollada xilli hore ay sii baahin lahaayeen tuhunka yarayn lahayd.
  • Hooyo waa insaan cajiib badan,waa qof nagu reebta raad aan tirmayn,waa qof nolosheenii hore ku xirnayd markii aanu yarayn.