Qeexid
"eeg yaree. ld yarays, yaraysiin."
"eeg yaree. ld yarays, yaraysiin."
Wadaag:
(kiim.) Ogsijiin kasaaridda ama haydarojiin kudaridda loo geysto iskudhis. Guud ahaan, waxa la odhan karaa atam, molikuyuul ama ayoon wuu yaraaday ama yarayn baa ku dhacday marka uu helo elektaroono.
m.dh
Wadaag:
Qof fal sa mayntiisa sahlasho.
Qof wax ku weyn wax yar ka dhigasho.
Qof, cid wax liita ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Carruur hooyo wada dhashay midka ugu dhalasho dambeeya; guradambeys.
m.l
Wadaag:
Hanti la siiyo qoys ama qof laga guursaday gabar ama haweenay.
m.l
Wadaag:
Wax da'diisu yartahay ahaansho.
Wax tiradoo da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan sho.
f.mg4
Wadaag: