Qeexid

"yare fk. Xoogaa, in yar. Tus. “Wuu yare daalanyahay”. ld yarehe."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yare oo kali ah:
  • Waxa aad hoos ugu dhacay codkii UDUB oo xukunka hayey 10 sano, waxa si lama filaan ah kor ugu kacay codkii xisbiga ugu dada yare ee KULMIYE.
  • Bush yare iyo Ballayr yare, ayaa maantadaas faq ku leh dalka Ayrlaan ee ay Ingiriiska isku dudi jireen.