"Y. ah: haweeney bar yar."
Wadaag:
Y. ah: nin bar yar.
m.l.kh
Ugaarta qaybteeda yaryar sida calakudda, sagaarada iwm.
Cawska jaad ka mid ah.
m.dh
ld yaabid.
yare fk. Xoogaa, in yar. Tus. “Wuu yare daalanyahay”. ld yarehe.
Wax da'diisu yartahay ahaansho.
Wax tiradoo da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan sho.
f.mg4
(-ryar, m.l) Wiil da' yar.
m.l
(-ryar, m.l) Gabar da'yar.