Qeexid

"Ugaarta qaybteeda yaryar sida calakudda, sagaarada iwm."

Qeexid Xigta

Cawska jaad ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine