Qeexid

"Wax yaraaday noqosho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yarow oo kali ah:
  • Nabadoon ka mid ah kuwa Gobolka Bakool oo lagu magacaabo Aadan Cali Yarow ayaa warbaahinta u sheegay inay socdaan wadahadalo hoose oo ay ku doonayaan inay ku dajiyaan xiisado colaadeed ee u dhexeysa DF iyo Mucaaradkeeda.
  • Caliyarow oo kusugan gudaha Degmada Diinsoor ayaa ceelqaboobe.com u sheegay in Maanta wixii ka danbeeya uusan wax xil ah ka heyn degmada Diibsoor Dowlada Federaalkuna ay u maxad banaantahay in ay Madax usoo Magacaabato Degmadaasi.