Qeexid
"Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid."
[-reeyay, -raysay]
yaryare eeyay
yaryare aysay
f.g2"Yaryar ka dhigid; jarjarid; dhuudhuubid."
Wadaag:
Qof fal samayntiisa dhimid.
Qof wax weyn ama tiradoodu badantahay wax yar ka dhigid. ld yareysii.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax isticmaal kooda dhaqaalaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Ka y.: cid mingis, rooxaan iwm ka muddeyn (ka tu mid).
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax da'diisu yartahay ahaansho.
Wax tiradoo da ama cabbirkoodu uusan badnayn ahaan sho.
f.mg4
Wadaag: