Qeexid

"Cid wax liita ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yas oo kali ah:
  • Max'ed Ibraahim, wuxuu sheegay in hogaamiye kooxeedyadii hore laga itaalka roonaaday laga dhigay horjoogayasha maleshiyooyinkan, si ay u hogamiyaan dagalka ay qaadayaan marka loo dhameystiro tababarka iyo qalabka ciidan.
  • Jiniyow waxaan ka dhashay qowmiyad la dhibo oo la yaso oo magacyow badan loogu yeedho.