Qeexid
ld yoxoob2.
[-bay, -btay]
f.mg1ld yoxoob2.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld yoxoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Fadhi ama taagnaan iyadoo oogada la goda hayo.
Qeexid Xigta: Lo'da iwm kolka inta roob qabto ay docda roobku ka yimid maahee docda kale wada aaddo, iyadoo is wada qooxaysa.
Qeexid Kale: Fadhi yuurur ah. 4. ld yoxoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Si kadaloob ah u fariisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xishood; sheex; xil ka bax.
Qeexid Xigta: ld yaxyaxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Qof ceeb weyn dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]