Qeexid

"(-gag, m.l) Turub hal dhibic leh oo ka sarreya baashiga. ld yake (2), yeeke."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yeeg oo kali ah:
  • Sarkaal u hadlay Xisbul Islam ayaa xaqiijiyay in dagaalku uu dhacay uuna ahaa mid xoogan oo kala dhexeeyay Al-shabaab oo uu ku eedeeyay inay qorsheynayaan inay xoog ku qabsadaan Tiyeeglow.
  • Nabadoon ku sugan Tiyeeglow oo xadka ku dhow ayaa sheegay in mas'uuliyiinta Al-shabaab ee Gobolka Bakool ay amarkan bixiyeen, balse ay ku gacansayreen kuwa Xisbul Islaam inay ka baxaan degmada oo ay gacanta ku hayaan.