Qeexid
"(-syo, m.dh) Bisha ku dhammaata kow iyo soddon."
"(-syo, m.dh) Bisha ku dhammaata kow iyo soddon."
Wadaag:
(-gag, m.l) Turub hal dhibic leh oo ka sarreya baashiga. ld yake (2), yeeke.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kale na shan dhibcood. ld banji-biyeeg, biish biyeeg, yeeg-bibanji.
m.l
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay, dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena lix dhibcood. ld shiish-biyeeg
m.l
Wadaag:
(-hyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena laba dhibcood ku leh. ld dooh biyeeg.
m.l
Wadaag:
(-mo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac ku leh hal dhibic, dhinaca kalena saddex dhibcood ku leh. ld saliim biyeeg.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena ka cad. ld caddaan-biyeeg.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena afar dhibcood ku leh. ld joohaar biyeeg.
m.l
Wadaag: