Qeexid

"(-lal, m.l) Qeeb ceel biyo looga cabbo sida wadaan, dawli iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yeel oo kali ah:
  • Qofkii arki lahaana wuu cabsan lahaa, maxaa yeelay wey hurdaan, hase ahaatee waa iyagii oo soojeeda marba siday dhinac isugu gedgedinayaan darteed.
  • Laakiin marka uu tago saldhigga 8aad ee moorada Asad waa xiliga uu yeelanayo saamayn toos ah oo ah dhinaca cilmi-baadhista, daah ka qaadidda iyo baadhista arimaha diinta iyo falsafadda.