Qeexid
"eeg yeelsii."
"eeg yeelsii."
Wadaag:
/lg2 Cid arrin ama wax kale oggolaysiin.
f.g
-iiyay, -iisay
Wadaag:
yeel4 xi. (nax.) Ha yeeshee (hayeeshee) ama hase yeeshee (haseyeeshee): ha ahaatee, laakiin.
Wadaag:
Cid arrin ama wax kale ka aqbalid.
Kab go'day samayn.
Wax samayntooda ku kicid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (nax.) Magaca waafaqsan qaab sarfeedka falka weerta; fale.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.l) Qeeb ceel biyo looga cabbo sida wadaan, dawli iwm.
m.l
Wadaag:
Xarig dheer oo loo isticmaalo awrta rariddeeda oo isaga gudba awrka dhinacyadiisa, dabagelisna leh.
Inta xarig ah ee ka samaysan harag.
m.dh
Wadaag:
Hanti ama wax kale lahaan.
Ku y.: dayn cid ku lahaan.
U y.: wax aad u danayn. 4. Kab iwm suun u samaysasho.
f.g3
-eeshay, -eelatay
Wadaag:
Kab, wadaan iwm wax la sameeyey ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Is y.: qof wax uusan ahayn iska dhigid.
f.g1
-eelay, -eehsay
Wadaag:
Hab; farsamo; tab.
Laamo geed oo lagu xoojiyo wadaanta afkeeda.
m.l
Wadaag:
Cir in uu da'o u diyaar garoobid.
f.mg3
-eeshay, -eelatay
Wadaag: