Qeexid
"U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo."
Qeexid Xigta
Nafley dha waaqid.
[-ray, -rtay]
yeer2 ay
yeer2 tay
f.mg1"U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo."
Nafley dha waaqid.
Wadaag:
Qalab muusiko ka dhawaajin.
U y.: cid wax ay qorto u akhri yid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Arday quraan qoranaaya aayadda uu marayo macallinka u sheegid si midda ku xigta loogu sheego.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-gag, m.l) Turub hal dhibic leh oo ka sarreya baashiga. ld yake (2), yeeke.
m.l
Wadaag:
Xarig dheer oo loo isticmaalo awrta rariddeeda oo isaga gudba awrka dhinacyadiisa, dabagelisna leh.
Inta xarig ah ee ka samaysan harag.
m.dh
Wadaag:
yeel4 xi. (nax.) Ha yeeshee (hayeeshee) ama hase yeeshee (haseyeeshee): ha ahaatee, laakiin.
Wadaag:
Cid arrin ama wax kale ka aqbalid.
Kab go'day samayn.
Wax samayntooda ku kicid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (nax.) Magaca waafaqsan qaab sarfeedka falka weerta; fale.
m.l
Wadaag:
Hanti ama wax kale lahaan.
Ku y.: dayn cid ku lahaan.
U y.: wax aad u danayn. 4. Kab iwm suun u samaysasho.
f.g3
-eeshay, -eelatay
Wadaag:
Wax goyn.
Wax heeraar ku samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(c.nafl.) Naasley beri biyood ah, xoog leh, af ballaaran, aan dhogor lahayn, lugo gaagaaban oo ku nool webiyada Afrika.
m.dh
Wadaag:
Xarig wax kor kaga xirid.
Wax sharci kadhigid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: