Qeexid

"Qalab muusiko ka dhawaajin."

Qeexid Xigta

U y.: cid wax ay qorto u akhri yid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yeeri oo kali ah:
  • Xildhibaanka oo wax laga weydiiyay eedaha loosoo jeediyay ayaa ka gaabsaday, wuxuuse sheegay inuu arkay warqadaha dacwada ah ee laga gudbiyay, balse aanay dowlada Kenya u yeerin.
  • Nuunow oo sheegey in xubnaha qoraalkan gudbiyey ka kooban yihiin 25 xubnood ayaa fasirad ka baxshay sababta u yeerida Ra'isal Wasaraha aysan aheyn wax dumin balse tahay wax dhisid.