Qeexid

"eeg yeeri. ld yeeris1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yeerin oo kali ah:
  • Markaan dib u xusuusto galabtaas iyo dhaqsihii meerisyada gabayada uu iigu soo tuuraayey ayaan isula ekaadaa arday damiinnimo iyo gacan-culays isku darsaday oo macallin degdegsani uu cashar u yeerinaayo!
  • Dhalinyaranimadiisii, wuxuu ku soo caan baxay ciyaaraha dhaqanka, gaar ahaan ciyaarta “Dhaantada” oo ah mid markuu gacanta u qaado aan cidina uga daba dabadii yeerin.