Qeexid
"Arday quraan qoranaaya aayadda uu marayo macallinka u sheegid si midda ku xigta loogu sheego."
[-saday, -satay]
yeers aday
yeers atay
f.g3"Arday quraan qoranaaya aayadda uu marayo macallinka u sheegid si midda ku xigta loogu sheego."
Wadaag:
U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo.
Nafley dha waaqid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qalab muusiko ka dhawaajin.
U y.: cid wax ay qorto u akhri yid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax mulkintooda la wareegid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xoolo meel ay tuurnaayeen ka kaxaysasho. ld dureerso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-gag, m.l) Turub hal dhibic leh oo ka sarreya baashiga. ld yake (2), yeeke.
m.l
Wadaag:
Wax muuqaalkiisa libdhid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid arrin ama wax kale ka aqbalid.
Kab go'day samayn.
Wax samayntooda ku kicid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag: