Qeexid
Wax yibal hayo noqosho.
[-laday, -latay]
f.mg3Wax yibal hayo noqosho.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Cayaar fadhiga lagu dheelo, shan iyo labaatan hogood leh, si afar gees ah dhulka loogu calaamadiyo, oo ay dheelaan laba qof oo kiiba yeesho laba iyo toban dhagax oo isku midab ah, waxaana loo cayaaraa habka daamada loo dheelo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Yib cayaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg yiblo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qof ka tirsan beesha loo yaqaano Yibro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweenay aad u hunguri xun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg yib2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Darxumo ka muuqata xoolo caato ah marka ay biyo cabbaan ee ay baad waayaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Jahada kabcada oo ay muslimiintu u jeestaan marka ay dukanayaan.
Qeexid Xigta: (-ooyin, m.l) Jaho. ld qiblad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]