"Nooc ka mid ah dhirta faalasha oo geelu aad u daaqo."
Wadaag:
Gudda miro ka baxa oo qolof iyo labo qalbac oo beer ah leh oo la cuno, aadna u nuxrur badan. ld jicib.
m.dh
Carruur yaryar oo tabar daran nafaqo darro awgeed.
Carruur yaryar oo hooyadood dhimatay.
Dad tabartoodu liidato saboolna ah.
m.dh.u
Wax yicis ah ahaansho (carruur).