Qeexid
Wax yohoomay ahaansho.
[-oonaa, -oonayd]
f.mg4Wax yohoomay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg yohoonsan. ld yohonsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Socod aan joogsi lahayn socosho.
Qeexid Xigta: Gaadiid badeed dabayl gadaal uga timid si fiican ugu socosho.
Qeexid Kale: Iyada oo aan rajo laga qabin in la soo noqdo meel ka tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Y. ah: gaadiidka badda oo shiraaca leh, kolkay u socdaan docda urtu u socoto oo ay dheerayna hayaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld yohoonsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) Wax meel ku uruursan ama tuursan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax meel ku uruuray ama tuursan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg yohoon2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Cid wax kale ucitiraaftay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld xoonsa naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax wareegsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]