Qeexid
"(bot.) Geed kolkuu koro sal weyn yeesha oo haamo waaweyn iyo weelal kale laga qoro."
"(bot.) Geed kolkuu koro sal weyn yeesha oo haamo waaweyn iyo weelal kale laga qoro."
Wadaag:
Degganaansho la'aan nafley ka muuqata.
(-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.
(-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.
m.l
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan2.
f.mg1
Wadaag:
Wax intooda fiican xulasho.
Kala s.: wax isku jira noocyada ay u kala baxaan u kala saarasho.
Wax isku darsan inta qof leeyahay ka baxsasho.
f.g3
-cday, -catay
Wadaag:
Xoolo addimo ka xirid.
Xoolo geed ku qabbirid.
f.g2
-keeyay, -kaysay
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Dheri weyn oo hilbaha geela lagu kariyo.
m.l
Wadaag:
Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif.
m.dh.u
Wadaag:
Dad ama xoolo meel tuurasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: