Qeexid
"Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif."
"Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif."
Wadaag:
Degganaansho la'aan nafley ka muuqata.
(-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.
(-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.
m.l
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan2.
f.mg1
Wadaag:
(bot.) Geed kolkuu koro sal weyn yeesha oo haamo waaweyn iyo weelal kale laga qoro.
m.dh
Wadaag: