Qeexid
Xoolo, wax addimada ka xiran ahaansho.
Qeexid Xigta
Xoolo wax geed lagu qabbiray ahaansho.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Xoolo, wax addimada ka xiran ahaansho.
Xoolo wax geed lagu qabbiray ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg yookaysan. ld yoo kaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg yokee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld yookaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Dad ama xoolo meel tuuran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax laadkeeyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld adkaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax meel ku mudan oo aan dhaqdhaqaaqin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax soo baxsan ama kor u likaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Naag wax shuko gashan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg yoobsan. ld yoobsa naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax barako leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Xarako loo yeelay.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax halako ku dhacday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Xoolo addimo ka xirid.
Qeexid Xigta: Xoolo geed ku qabbirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]