Qeexid
"Si macno la'aan ah meel u istaagid."
[-aalay, -aashay]
yoolaal alay
yoolaal ashay
f.mg1"Si macno la'aan ah meel u istaagid."
Wadaag:
Degganaansho la'aan nafley ka muuqata.
(-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.
(-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.
m.l
Wadaag:
Xoolo ama dad wax xasillooni darro ka muuqato no qosho.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Hab; farsamo; tab.
Laamo geed oo lagu xoojiyo wadaanta afkeeda.
m.l
Wadaag:
Cayaaro dhawr ah oo ay dhallinyaradu dheelaan habeenkii ama maa lintii waqtigana ku gaabsadaan, waxaana ka mid ah ciyaar labo goobood (yool) leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod ku badan.
ld yoolyoolid.
m.l
Wadaag:
Ka y.: arrin iwm ka gungaarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: