Qeexid
"Cayaaro dhawr ah oo ay dhallinyaradu dheelaan habeenkii ama maa lintii waqtigana ku gaabsadaan, waxaana ka mid ah ciyaar labo goobood (yool) leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod ku badan."
Qeexid Xigta
ld yoolyoolid.

Wadaag:
Xoolo ama dad wax xasillooni darro ka muuqato no qosho.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag:
Degganaansho la'aan nafley ka muuqata.
(-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.
(-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.
m.l
Wadaag:
Si macno la'aan ah meel u istaagid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Ka y.: arrin iwm ka gungaarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: