Qeexid
"Xoolo ama dad wax xasillooni darro ka muuqato no qosho."
[-oolay, -ooshay]
yoolyool2 olay
yoolyool2 oshay
f.mg1"Xoolo ama dad wax xasillooni darro ka muuqato no qosho."
Wadaag:
Cayaaro dhawr ah oo ay dhallinyaradu dheelaan habeenkii ama maa lintii waqtigana ku gaabsadaan, waxaana ka mid ah ciyaar labo goobood (yool) leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod ku badan.
ld yoolyoolid.
m.l
Wadaag:
Degganaansho la'aan nafley ka muuqata.
(-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.
(-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.
m.l
Wadaag:
Si macno la'aan ah meel u istaagid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
ld aal
Socod, geeddi iwm ka baaqasho. 2. Ka o.: wax helitaankooda ka quusasho.
f.mg1
-lay, -ooshay
Wadaag:
Ka y.: arrin iwm ka gungaarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: