Qeexid
"(-oomay, -oontay; -oomi) Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan2."
"(-oomay, -oontay; -oomi) Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan2."
Wadaag:
Socod aan joogsi lahayn socosho.
Gaadiid badeed dabayl gadaal uga timid si fiican ugu socosho.
Iyada oo aan rajo laga qabin in la soo noqdo meel ka tegid.
f.mg1
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Dheri weyn oo hilbaha geela lagu kariyo.
m.l
Wadaag:
Degganaansho la'aan nafley ka muuqata.
(-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.
(-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.
m.l
Wadaag:
Harradsan.
Dayowsan; wareersan.
f.mg1
-oomay, -oontay
Wadaag:
(c.nafl.) Sooloji ahaan, koox xaya waanka ka mid ah oo iskusinji ah oo meel ku wada nool, noloshooduna iskuxidhantahay. Qaarkood sida shacaabiga iyo isboonjiga waxay iskaga dhegsanyihiin dusha, una shaqeeyaan sidii xayawaan keliya. Kuwu kalena, sida xoon cayayaanka dusha iskagama dhegsana, waxaanay leeyihiin urur ro bulsho oo heer sare ah oo xubnahoodu shaqooyin kala duwan qabtaan.
m.l.u
Wadaag:
(bot.) Geed kolkuu koro sal weyn yeesha oo haamo waaweyn iyo weelal kale laga qoro.
m.dh
Wadaag:
Haweeney gaaban oo aan da'deeda ka muuqan.
Gabar da' weyn oo aan la guursan; guumeys.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
m.l
Wadaag:
(nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wiil iyo gabar cayaar (kaftan) isaga horimaansho.
f.mg1
Wadaag: