Qeexid
"Timo iska baxa oo aan la ilaalin; yoofil; baabbul."
"Timo iska baxa oo aan la ilaalin; yoofil; baabbul."
Wadaag:
Degganaansho la'aan nafley ka muuqata.
(-lal, m.l) Sal; gun; madhaafaan. Maalintii y.ka: maalinta qiyamaaha.
(-lal, m.l) Goob; madal; garoonka gudahiisa meesha kubbadda cagta iwm lagu dheelo.
m.l
Wadaag:
(-oomay, -oontay; -oomi) Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan2.
f.mg1
Wadaag:
(bot.) Geed kolkuu koro sal weyn yeesha oo haamo waaweyn iyo weelal kale laga qoro.
m.dh
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Dheri weyn oo hilbaha geela lagu kariyo.
m.l
Wadaag:
Timo aan la firin ee si xun ku dheeraada; yoos; baabbul; hoolif.
m.dh.u
Wadaag:
Xoolo addimo ka xirid.
Xoolo geed ku qabbirid.
f.g2
-keeyay, -kaysay
Wadaag:
Dad ama xoolo meel tuurasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Si macno la'aan ah meel u istaagid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Dad ama xoolo meel tuuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cayaaro dhawr ah oo ay dhallinyaradu dheelaan habeenkii ama maa lintii waqtigana ku gaabsadaan, waxaana ka mid ah ciyaar labo goobood (yool) leh oo isaseemid (istaabasho) iyo orod ku badan.
ld yoolyoolid.
m.l
Wadaag:
Xoolo ama dad wax xasillooni darro ka muuqato no qosho.
f.mg1
-oolay, -ooshay
Wadaag: