Qeexid
"Si kadaloob ah u fariisasho."
[-bay, -btay]
yoxoob2 ay
yoxoob2 tay
f.mg1"Si kadaloob ah u fariisasho."
Wadaag:
Fadhi ama taagnaan iyadoo oogada la goda hayo.
Lo'da iwm kolka inta roob qabto ay docda roobku ka yimid maahee docda kale wada aaddo, iyadoo is wada qooxaysa.
Fadhi yuurur ah. 4. ld yoxoobid.
m.l
Wadaag: