Qeexid
"ld yoxoobid."
"ld yoxoobid."
Wadaag:
Fadhi ama taagnaan iyadoo oogada la goda hayo.
Lo'da iwm kolka inta roob qabto ay docda roobku ka yimid maahee docda kale wada aaddo, iyadoo is wada qooxaysa.
Fadhi yuurur ah. 4. ld yoxoobid.
m.l
Wadaag:
eeg rogobso. ld rogob-sad, rogobsi, roqobsad, roqobsasho, ro-qobsi.
m.f.dh
Wadaag:
eeg kadalloobso. ld kadalloobsad, kadalloobsi.
m.f.dh
Wadaag:
Dad ama xoolo meel tuuran ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: