Qeexid
"Wax biyo ku dhex mukhuurin. ld dhumbi, kumbi (2)."
[-iyay, -isay]
yumb yay
yumb say
f.g2"Wax biyo ku dhex mukhuurin. ld dhumbi, kumbi (2)."
Wadaag:
Biyo dhex mukhuurasho. ld dhumbo.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
Hilib jiir ah dufan ku shiilid.
ld yumbi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ciyaar dhaqameed lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka Banaadir, muusikadeeduna waa shareero, durbaan iyo codad kala duwan.
m.l
Wadaag: