Qeexid

"Erey xoog loo yiraahdo kolka bahal layska celinayo, si uu u joogsado."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yur oo kali ah:
  • Waxa iyana wacdaro dhigtay Turkey ookaalinta saddexaad ka gashay koobka adduunka, waxayna 3-0 ku dhirbaaxday Georgia oo ay Arbacadi wada-yeesheen kulan la isugu diyaarinayo ololaha is-reebreebka qaramada Yurub.
  • Kuwii ugu horreeyey waxey ka yimaadeen Yurubta Galbeed, laakiin laga bilaabo qiyaastii 1970 ayaa waxa yimi dad badan oo ka yimi Aasiya, Afrika iyo Laatiin Ameerika.