Qeexid
"Cid wax ku taagid."
[-qay, -qday]
yuuq ay
yuuq day
f.g1"Cid wax ku taagid."
Wadaag:
Duubidda qof sarta wejiga duubo marka uu wax diiddanyahay
m.dh
Wadaag:
(-bab, m.l) Wiilasha la gudo cadka laga gooynaayo; buuryo; beejo.
m.l
Wadaag:
Wax soo tagid.
Wax istaajin. ld yuuc2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax soo taagan ahaansho.
Wax taagan ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(kiim.) Adke cad oo wiriqaysan oo ku milma biyaha CO(NH2), yuuriya waa maxsuulka naytaroojiineed ee ugu dambeeya qashinsaarka naasleyda.
m.dh
Wadaag:
Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: