Qeexid

"Fadhi; yoxoob; kuudud."

Qeexid Xigta

ld yuururid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga yuurur oo kali ah:
  • Midiba meesheeday yuururtay, ku yoongsanayd girifgirifna awoodi karayn jeer fallaaro xiimaya oo dab xanbaarsani qorraxda kaga yimaaddeen oo tartiib tartiib uga xayuubiyeen cullaabtii dusha ka fuushay.
  • Golaha ammaanka oo xalayto shiray, waxa isu daba jooga Ruushka iyo Faransiiska oo fiitooyo la yuurura ina dabadhoonka u ah, Ina Buush Mr.