Maahmaahyo
Aadmi la aragyaaba, dhib la arag. Dec 13, 2025
Aan wada hadalno waa aan heshiino. Dec 13, 2025
Aar qoyey dacawo la mood. Dec 13, 2025
Abaal dad galaa badan, dad gudaase yar. Dec 13, 2025
Abaal raaga rag baa leh, mid baaqdana haween baa … Dec 13, 2025
Abeesada taan sanqarta iyo tan aammusan, tan aamu… Dec 13, 2025
Abeesana dhul u eki bay wax ku dishaa, waadaadna … Dec 13, 2025
Abkeey dooli diloow, dad nool maas u daahaa. Dec 13, 2025
Aboorku inta aanu kugu tufin ayaa lagu tufaa. Dec 13, 2025
Abuur iyo waano, abuur baa horreysey. Dec 13, 2025
Adduun i khatal. Dec 13, 2025
Adduunyo ka kabo li’id, aakhirana u salaad li’id. Dec 13, 2025
Adhi been wuu didaa beense ma dhutiyo. Dec 13, 2025
Adhi jiri ma kala abaal waydo. Dec 13, 2025
Adhi jiri xil bay wadaagtaa. Dec 13, 2025
Adhi magantii ma barriiyo. Dec 13, 2025
Adhi shidho laga daayo. Dec 13, 2025
Adin waa la dhibaa, ilna waa la dhawraa. Dec 13, 2025
Adoo nabad u balawaara, beloy kaalay lama yari. Dec 13, 2025
Aduun wey kii amoodeey ogaaw. Dec 13, 2025
Af Daboolan, Dahab waaye. Dec 13, 2025
Af aamusani marti ma sedo. Dec 13, 2025
Af aanad aqooni aabahaa wasna waa kaa yeedhsiiyaa. Dec 13, 2025
Af aanad lahayn ileen aamus lama dhaho. Dec 13, 2025
Af aanad lahayn lama qabto. Dec 13, 2025
Af ama reer aw mahdi ha ku hadlo ama lo’ ha kuu d… Dec 13, 2025
Af hadlaaba aamus. Dec 13, 2025
Af jabtay sideedii ma noqoto. Dec 13, 2025
Af jooga looma adeego. Dec 13, 2025
Af macaan gacan macaan baa dhaanta. Dec 13, 2025
Af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa. Dec 13, 2025
Af noolina waa hadlaa eyna waa ciyaa. Dec 13, 2025
Af waa kane, maxaa lagu aamaa. Dec 13, 2025
Af wax cunay xishoo. Dec 13, 2025
Af-ka nool abooto mudac. Dec 13, 2025
Afar gacmood abaar ka daran (Hunguri weyni waa cu… Dec 13, 2025
Afar layskuma daro: Waan guuri; Waan guursan; Gee… Dec 13, 2025
Afar waa afar: Noloshu waa Niyad; Naftu waa qaali… Dec 13, 2025
Afkaad goojaamo kaga keentay kula hadal. Dec 13, 2025
Afkaagoo ku xidha oon ku furin alle goo baa la yi… Dec 13, 2025
Afkii dab yiri ma guban. Dec 13, 2025
Afxumo nabad way kaa kaxaysaa colaadna waxba kaag… Dec 13, 2025
Ag-joog, Ninkii xilo doonayowna Xamaro agjoog. Dec 13, 2025
Alif kaa xumaaday Albaqra kaama haro. Dec 13, 2025
Alla aamin ma iisho. Dec 13, 2025
Alle watow wehel uma baahna. Dec 13, 2025
Allow aqoon xumo hannagu caabin eexona hannooga t… Dec 13, 2025
Allow nin aan wax ogeyn ha cadaabin. Dec 13, 2025
Ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe. Dec 13, 2025
Ama faro dufan leh ku qaad ama faro dac leh. Dec 13, 2025
Ama waa la muuqdaa ama waa la maqanyahay. Dec 13, 2025
Ammaan lama dhu-dhumiyo. Dec 13, 2025
Ammaano cirkaa diiday, oo dhulkaa diiday, oo Aadm… Dec 13, 2025
Ammaano kugu raagtey inaad leedahay baad mooddaa. Dec 13, 2025
Amxaar la arag yaaba ferenji xaaji. Dec 13, 2025
Amxaaro madax gumac galay leedahaye madax hadal g… Dec 13, 2025
Aqal libaax lafo lagama waayo. Dec 13, 2025
Aqoon la’aani waa iftiin la’aan. Dec 13, 2025
Aqoon xumo abaar ka daran(qorsho xumo abaar ka da… Dec 13, 2025
Arin nin la toosan ayaa nin kale tuur la leh. Dec 13, 2025
Aroos lagama raago, lagumana raago. Dec 13, 2025
Arrad waa dan uskagse waa doqonniino. Dec 13, 2025
Arrimo rag waa mudacyo afkood. Dec 13, 2025
Arrin aan sidii futo riyaad la feydin, ma fayooba… Dec 13, 2025
Arrin kaa tagtat Ahaa sooma celiso. Dec 13, 2025
Arrin waa mid kugu soo booddiyo, mid kugu bariday. Dec 13, 2025
Arrin xumo abaar ka daran. Dec 13, 2025
Atoorku intiisuu guun ku yahay. Dec 13, 2025
Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leex… Dec 13, 2025
Awr kala guurtay uurar kala guurey baa ka xun. Dec 13, 2025
Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa le… Dec 13, 2025
Awrka danbe awrka hore socodkiisuu leeyahay. Dec 13, 2025
Ayax teg eedna reeb. Dec 13, 2025
Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadk… Dec 13, 2025

Aadmi la aragyaaba, dhib la arag.

Aadmi la aragyaaba, dhib la arag.

Micne: Macne lama helin

Asalka: sabaad.com - Xarafka Xarafka ”A”

© Maahmaahyo | Waxaa sameeyay Adiga.